Bitcoin mascot waving
BTC
USDT mascot waving
USDT

Learn Crypto Properly.Protect Your Wealth. Understand The Future.

Koorso dhameystiran oo af-Soomaali ah oo aad ku baranayso Crypto, Blockchain, Wallets, Trading iyo amaanka lacagahaaga digital-ka.

876+
Ardayda
4.5★
472 reviews
12h
Casharro live
Crypto Currency Ku Baro Af-Soomaali
Flagship · All Levels

Crypto Currency Ku Baro Af-Soomaali

By Asad Gaaciye · 12h · Certificate included

$38.9$78 88% booked
Bilow koorsada

Wallets & Security

Trading & Charts

Risk Management

Market Cycles

La aamini karo · Trusted by Somali learners worldwide

876+ ardayda diiwaan gashan4.5 / 5 ratingSecure payments · EVC, SAHAL, ZAAD, USDTCertificate of completion
Flagship Course

The serious Somali’s guide to crypto.

Koorso dhamaystiran oo aad ku baranayso Crypto currency waxa ay tahay, sida ay u shaqayso, qaybaheeda, sida loo maalgashado iyo sida la isaga ilaaliyo tuugada dadka ka dhacda crypto-coinskooda.

What you'll master

  • Fahmo aasaaska iyo mabaadi'da Cryptocurrency iyo Blockchain.
  • Isticmaal crypto si caadi ah — wax ku gado oo ku adeego.
  • Isticmaal Binance, Gate.io, Trust Wallet iyo MetaMask.
  • Baar oo aqoonso MEME coins-ka sameeya kumanaanka dollar.
  • Hel ilaha wararka iyo updates-ka suuqa crypto.
  • Samee portfolio oo isticmaal portfolio tracker.
  • Fahmo marketcap, halving, iyo xisaabinta profitka.
  • Fahmo meertada suuqa (market cycle).
  • Ilaali coinkaaga: hot/cold wallets, 2FA, passwords adag.
  • Samee trading: iibso, iibi, stop-loss, swap.

Curriculum

01Soo dhawow & dhiirigelin
1 lesson
02Introduction to Cryptocurrency
7 lessons
03Coin vs Token
1 lesson
0410 Coins & Tokens muhiim ah
10 lessons
05Wallets, Exchanges & Security
8 lessons
06Trading, Charts & Risk
9 lessons
07Portfolio & Market Cycles
6 lessons
Why Beta Academy

Built for serious learners, not speculators.

Af-Soomaali, heer caalami

Aqoon adag oo loogu sharaxay af-Soomaali fudud, sida sharraxaadda kuwa caalamiga ah.

Amaan iyo ilaalin

Ka caawi naftaada in aad iska ilaaliso tuugada crypto-da iyo khaladaadka caadiga ah.

Updated cycle 2024–25

Casharrada waxaa lala socodsiiyaa suuqa hadda — ma jiraan content qudhmeen.

Lifetime access

Hal mar bixiyo — weligaa heli. Updates iyo casharro cusub bilaash ah.

Learning Journey

From zero to confident investor.

Marxalado kala duwan oo si tartiib ah ku kor u qaadaya aqoontaada ilaa heerka uu ardaygu noqonayo investor xog-ogaal ah.

01Stage 1/6

Foundation

Aasaaska maaliyadda digital-ka iyo blockchain.

02Stage 2/6

Wallets & Security

Hot/cold wallets, 2FA, ilaalinta xafiidka.

03Stage 3/6

Blockchain Understanding

Sida blockchain u shaqayso iyo qaybaha muhiimka ah.

04Stage 4/6

Crypto Investing

Sida loo doorto coins iyo loo abuuro portfolio.

05Stage 5/6

Risk Management

Stop-loss, position sizing, iyo discipline.

06Stage 6/6

Advanced Opportunities

DeFi, staking, meme coins, iyo market cycles.

Student Voices

Maxay dhaheen ardaydii horay u qaadatay courseka.

"Alle ayaa mahad leh oo ii dhameeyay course aan aad u jeclahay, sido kale waxaan u mahadcelinayaa Ustaadka. Mahadsanid Ustaad Asad, Jazaaka Allah."
AI
Abdirahman Ibrahim Mohamed
Crypto student
"Course-ka waxaan ka faaiiday wax aan qoral kooban ku soo koobi karin — waa course A-Z crypto, qofkii u baahan halkan ayuu ka heli karaa."
MK
Mar Kla
Student
"This is a useful course. I appreciate your teaching and clear explanation of cryptocurrencies. Thanks Mr. Asad Gaaciye."
MD
Muxiyadiin Daahir
Student
"Beta Academy waa halka aan ka helay macluumaadka aan u baahnaa si aan uga faa'iidaysto crypto — aqoon iyo xog igu filan, aad u mahadsantihiin."
AD
Abdiwahab Dambalaas
Investor
"Kooraskan runtii waa mid aan aad ugu baahnayn, soona baxay wakhti ku haboon. Ustaad Asad Gaaciye, si masuuliyad ka muuqato ayaad uga soo baxday. Halaga faa'iidaysto dhallinyaro."
AC
Amiin Cismaan
Student
"Waa course aad loo diyaariyay oo markasta update lagu sameeyo. Wax badan ayaan ka faaiiday — mahadcelin oo dhan Allah baa u sugnaatay, Ustaadkana aad ayuu u mahadsan yahay."
AA
Abdiqafar Ahmed
Student
"Waad mahadsantahay Ustaad Asad — 100%."
MA
Mascuud Abshir
Crypto newbie
"Lacag kasta oo aan faaiido waxaan abaal uga hayaa Beta Academy iyo Macalin Asad Gaaciye."
HA
Hamse Abdiqani
Student
"Waa course heerkoodu sareeyo. Wax badan ayaan ka faaiiday runtii."
MI
Mohamud Iman
Crypto investor
Instructor
Asad Gaaciye
4.5
472 reviews · 876 students

Asad Gaaciye

Lead Instructor · Crypto & Blockchain

Asad waa macalinka hogaaminaya koorsada Crypto ee Beta Academy — wuxuu sannado ku qaatay barashada blockchain, security, iyo trading, isagoo gaadhsiiyey aqoon hufan kumanaan arday af-Soomaali ah.

1
Flagship course
876
Ardayda
12h+
Casharro
Verified Certificate

Caddayn caalami ah, QR ku verify gareyn karto.

Markaad dhammaystirto koorsada, waxaad helaysaa caddayn dhijital ah oo lagu xaqiijin karo unugkeeda gaarka ah ee QR-ka. Cid kasta way ku xaqiijin kartaa /verify route-keena.

Verify a certificate
Beta Academy Certificate of Completion — Cryptocurrency Masterclass
FAQ

Su'aalo iyo jawaabo.

Daawo videoga ku tusaya sida la isku diiwaangeliyo ee kor ka muuqda, ama isticmaal badhanka ‘Enroll Now’.

Bilow safarkaaga crypto maanta.

Hal mar bixi — weligaa heli. Bilow casharkii ugu horeeyay daqiiqado gudahood.